(Video) Cabtain Shariif oo faahfaahin ka bixiyey qaabkii uu Al-Shabaab ula shaqeyn jiray

Barnaamijka Gungaar ee ka baxa telefishinka qaranka dowlada Somalia ee SNTV ayaa lagu soo bandhigay wareysi uu bixiyey Kabtan Shariif Maxamed oo ahaa sarkaal ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka, kooxda Al-Shabaabna si hoose ula shaqeynayey, Waxaa Barnaamijkaan lagu soo bandhigay wareysi uu ku faahfaahiyey qaabkii uu kula shaqeyeey Al-shabaab dadkii uu dilay, sida lagu soo … Continue reading (Video) Cabtain Shariif oo faahfaahin ka bixiyey qaabkii uu Al-Shabaab ula shaqeyn jiray